Qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamiga oo Hakiyay Duulimaadyadoodii Muqdisho

Qaar kamid ah Shirkadaha caalamiga ee duulimaadyada ku imaan jiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa hakiyay duulimaadyadii ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho kadib markii khalalaasihii saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay caasimada. Shirkadda duulimaadyada Turkish Airline , Ethiopian Airlines iyo Uganda Airlines ayaa hakiyay duulimaadyo la filayay in beri oo sabti ah ku yimaadaan garoonka … Continue reading Qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamiga oo Hakiyay Duulimaadyadoodii Muqdisho